Ahlusunnah Wal-Jamaaca
ee Waqooyi Bari Kenya
Sheekh Maxamed Ibraahim Nuur (Sheekh Callaama)
- 01 diinta u shaqeynayay wax ka badan 20 sano
- 02 wax baray arday ka badan 10,000 kun
- 03safray safaro badan oo dacwada diinta ah
- 04 dhisay xarumo badan oo diini ah
Ahlusunnah
Wal-Jamaaca
Caqiido iyo Cibaado
Ahlusunnah wal Jamaaca waa wadada toosan ee Sunnaha Rasuulka ﷺ iyo jidka xaqa dhammaystiran ee ay raaceen saxaabada, taabiciinta, iyo culumadii diinta Alle ku sugan.
Waxay ku dhisan tahay cilmiga, akhlaaqda, iyo edaabta Islaamka, iyadoo diiradda saarta xoojinta xiriirka Muslimka iyo Rabbigiis. Ahlusunnah waxay diinta u fahmaan si dheellitiran — mid ku saleysan Qur’aanka, Sunnaha Rasuulka ﷺ, iyo fahamka culumadii suuban.
Sheekh Maxamed Ibraahim Nuur (Sheekh Callaama)
Barnaamijyada sameyno
Taageer Kheyrka
- Qur’aan
Baridda, akhrinta iyo xifdinta Qur’aanka Kariimka.
- Tarbiyada
Ku abaabinta tarbiyada suuban iyo akhlaaqda ee diinta
- Cilmi & Aqoon
Baridda tafsiirka, axaadiista, iyo kutubta culumada.
SADAQA LA BAX
Bixi sadaqo maanta, hel ajar aan dhammaan
By donating, you agree to our Terms of Service and Privacy Policy